Privacy Policy
Sida aan u ururino, u isticmaalno, una ilaalino xogta
Boggan wuxuu sharxayaa xogta ka timaadda pricing planner-ka, contact form-ka, iyo website analytics-ka, iyo sida sahanX u maareyso.
1. Xogta aan ururino
Waxaan ururinnaa xogta aad si toos ah noogu soo gudbiso sida magaca, email-ka, telefoonka, company/project name, message, iyo planner summary-gaaga.
Website-ku wuxuu sidoo kale ururiyaa analytics data sida path, referrer, visitor/session identifiers, browser, device type, language, timezone, engagement signals, iyo performance metrics.
Qaar ka mid ah analytics-ka waxaa ku jiri kara approximate location ama technical metadata si aan u fahanno traffic-ka site-ka.
2. Sida aan u isticmaalno xogta
Waxaan xogta u isticmaalnaa inaan ka jawaabno codsiyada, u diyaarinno quote, u xaqiijino agreement-ka, una dirno follow-up email.
Analytics-ka waxaa loo adeegsadaa in lagu cabbiro booqashooyinka, page performance, iyo sida users-ku ula falgalaan website-ka.
Ma isticmaalno xogtaada si aan kuu spam-garaynno ama ugu wareejinno xayeysiis aan la xiriirin codsigaaga.
3. Consent iyo legal basis
Marka aad submit sameyso contact/agreement form-ka, waxaad si cad u oggolaanaysaa in xogtaada loo isticmaalo follow-up, proposal, iyo project communication.
Consent-ka email-ka iyo agreement acceptance-ka waa qayb rasmi ah oo ka mid ah submit flow-ka.
Haddii aadan rabin follow-up email, fadlan ha submit-gareyn form-ka ilaa aad diyaar u tahay consent-kaas.
4. Storage iyo retention
Xogta contact form-ka waxaa loo diraa email-ka notification-ka ee sahanX si codsiga loo maareeyo.
Analytics records-ka waxaa lagu kaydin karaa backend database-ka si dashboard-ka iyo reporting-ka loogu isticmaalo.
Waxaan hayn karnaa xogta muddo macquul ah inta ay lagama maarmaan u tahay service, review, ama record-keeping.
5. Third-party services
Website-ku wuxuu adeegsan karaa email infrastructure, hosting providers, iyo analytics storage si service-ka u shaqeeyo.
Haddii mashruucaaga uu u baahdo payment gateways, maps, SMS, ama tools kale, kuwaas waxaa lagu daraa marka scope-ka la oggolaado.
Third-party tools-ku waxay yeelan karaan policies u gaar ah oo ka baxsan control-keenna tooska ah.
6. Cookies, local storage, iyo session data
Site-ku wuxuu isticmaalaa local storage iyo session storage si uu u sameeyo visitor/session identifiers oo ka caawiya analytics-ka.
Xogtan waxaa loo adeegsadaa in la kala saaro booqashooyinka iyo sessions-ka, ma aha in lagu kaydiyo passwords ama payment info.
Browser-kaaga ayaad ka nadiifin kartaa storage-kan haddii aad rabto.
7. Xuquuqdaada
Waxaad codsan kartaa in laguu sharaxo xogta aan kaa hayno ee aad noogu soo dirtay contact flow-ga.
Waxaad dalban kartaa sixid ama tirtirid xogta contact request-kaaga haddii ay suurtagal tahay oo aysan khilaafsanayn record-keeping muhiim ah.
Codsiyada noocan ah waxaad ku soo diri kartaa email-ka rasmiga ah ee ku qoran boggan.
Reach us
Su'aalo ku saabsan privacy-ga ama tirtiridda xogta waxaad noogu soo diri kartaa deekibraa@gmail.com. Waxaad sidoo kale u laaban kartaa pricing ama agreement page-ka.