sahanX

Agreement

Shuruudaha shaqada iyo pricing agreement-ka

Boggan wuxuu caddeynayaa sida sahanX u maareyso estimate-ka, payment-ka, revisions, delivery, support, iyo ownership-ka mashruuca.

Last updated: March 23, 2026

1. Scope iyo estimate

Qiyaasta ku jirta `price` page-ka waa estimate hore oo ku saleysan pages, features, integrations, design level, iyo timeline-ka la doortay.

Final quote-ka wuxuu is beddeli karaa haddii discovery call ama scope review uu muujiyo shaqo dheeraad ah, integrations cusub, ama business logic ka qoto dheer.

Wax kasta oo ka baxsan scope-kii la oggolaaday waxaa loo qaadanayaa change request cusub.

2. Payment terms

Mashruuca badankiisa wuxuu ku bilaabmaa `40% deposit` si design, planning, iyo development loo bilaabo.

Inta harsan waxaa lagu bixin karaa milestones ama ka hor launch-ka, iyadoo lagu heshiiyo marka quote-ka final ah la xaqiijiyo.

Third-party kharashaadka sida domains, hosting, payment gateways, SMS, ama paid APIs waxaa si gaar ah loo xisaabin karaa haddii ay scope-ka ku jiraan.

3. Revisions iyo approval

UI/UX review, content review, iyo testing stages waxaa la raacinayaa wareegyo cad oo feedback ah.

Haddii feedback-ku keeno redesign ballaaran ama scope cusub, wakhtiga iyo qiimuhu way is beddeli karaan.

Approval kasta oo client-ku bixiyo wuxuu u shaqeynayaa calaamad in phase-kaas la xiray oo phase-ka xiga la galay.

4. Client responsibilities

Client-ku wuxuu mas'uul ka yahay inuu bixiyo content, logos, credentials, access, iyo approvals waqtigooda.

Dib u dhac kasta oo ka yimaada content ama access-ka ma saameynayo oo keliya timeline-ka, wuxuu saameyn karaa cost-ka haddii schedule-ku is beddelo.

Information-ka form-ka iyo planner-ka lagu diro waa inuu ahaadaa mid sax ah oo mashruuca matalaya.

5. Delivery, ownership, iyo launch

Ownership-ka code-ka, assets-ka, iyo final files-ka waxaa lagu wareejiyaa sida lagu heshiiyo marka lacag-bixinta la dhammeeyo.

sahanX waxay xaq u leedahay inay mashruuca ku taxdo portfolio ahaan haddii aanu jirin NDA ama heshiis gaar ah oo taas mamnuucaya.

Launch-ka wuxuu dhacayaa marka testing, approvals, iyo payment-ka lagu heshiiyay la dhameeyo.

6. Support iyo kadib launch-ka

Monthly support ama maintenance wuxuu ku xiran yahay package-ka ama add-on-ka la doorto.

Bug fixes-ka la xiriira scope-kii la keenay waxaa lagu qaban karaa warranty window haddii lagu heshiiyo.

Feature requests cusub kadib launch-ka waxaa loo qaataa phase ama quote cusub.

7. Cancellation iyo refund

Shaqada hore loo qabtay, planning, design, iyo engineering hours lama soo celin karo marka la bilaabo.

Haddii mashruuca la joojiyo bartamaha, waxaa la xisaabinayaa shaqadii la qabtay iyo kharashaadka la galay.

Assets ama deliverables si buuxda looma wareejin karo ilaa financial settlement la dhammeeyo.

Contact

Haddii aad rabto quote rasmi ah ama inaad caddeyso scope, waxaad naga heli kartaa deekibraa@gmail.com ama waxaad sii wadi kartaa calculator-ka.