sahanX
Nagu Saabsan

Waxaan dhisnaa digital products leh muuqaal casri ah iyo saldhig shaqo oo adag

sahanX waa koox isku darta strategy, design, iyo engineering si websites, dashboards, iyo systems looga dhigo wax la dareemo, la isticmaalo, laguna kalsoonaado.

Web

websites iyo platforms casri ah

Systems

dashboards iyo business workflows

Support

planning, polish, iyo launch guidance

sahanX team and work culture

sahanX

Waxaan jecelnahay in upgrade-ku noqdo mid qurux badan, usable ah, oo mustaqbal leh.

Himiladeena

Inaan bixino xalal dijitaal ah oo runtii wax ka beddela shaqada maalinlaha ah, halkii aan ka abuuri lahayn muuqaal qurux badan oo keliya.

Aragtideena

Inaan noqono lammaane technology oo lagu xasuusto kalsooni, nadiifnimo shaqo, iyo systems si dhab ah u shaqeeya marka mashruucu koro.

Wada-shaqeynta

Waxaan doorbidnaa communication cad, jadwal macquul ah, iyo go'aamo laga wada fahmo halkii mashruucu jahawareer gali lahaa.

Sida aan u shaqeyno

Process nadiif ah oo mashruuca ka dhigaya mid la fahmi karo

Waxaan ka fogaaneynaa mashruucyo aan lahayn direction. Tallaabo walba waxaan u dejinaa sabab, priority, iyo natiijo la cabbiri karo.

01

Faham & audit

Waxaan marka hore kala saarno waxa hadda jira, waxa shaqeynaya, iyo meelaha u baahan redesign ama cleanup.

02

Jihayn cad

Waxaan dejinaa scope, priorities, iyo waxa ugu muhiimsan in la dhiso si mashruucu u yeesho flow cad.

03

Design + build

Waxaan isku darnaa UI, UX, copy, iyo code nadiif ah si result-ku u noqdo mid qurux iyo shaqo isku wata.

04

Launch + growth

Kadib gaarsiinta waxaan ka fikirnaa support, scalability, iyo sida project-ka loo sii hormarin karo.

Waxa aan ku dhisanno

Foundations ka dhigaya project-ku mid waara

Architecture nadiif ah

Waxaan muhiimad siinaa qaab-dhismeed kuu sahla dayactirka, expansion-ka, iyo onboarding-ka dadka kale.

UX si dhab ah loo dareemo

Waxaan eegnaa sida user-ku u socdo, waxa uu arkayo, iyo halka uu go'aan ka gaarayo si interface-ku u noqdo mid la fahmi karo.

Delivery la isku hallayn karo

Waxaan rabnaa in mashruuca la bixiyo isagoo cad, la tijaabiyay, oo aan kugu reebin meel adag marka la daahfuro kadib.

Kooxda

Dadka ka dambeeya quality-ga iyo execution-ka

Kooxdayada

Liban Abdi Salad

Liban Abdi Salad

CEO & Founder

Liban is a visionary leader focused on driving innovation and empowering teams for long-term success.

Dek Ibrahim Muse

Dek Ibrahim Muse

Fullstack and DevOps Engineer

Dek is a versatile engineer with expertise in fullstack development and DevOps infrastructure automation.

Hamase Dek Yusuf

Hamase Dek Yusuf

UI/UX Designer

Hamase crafts intuitive, user-centered designs that enhance digital product experiences.

Hodan Muse Abdi

Hodan Muse Abdi

Creative Designer

Hodan brings artistic creativity and visual storytelling into our brand and digital presence.

Tallaabada xigta

Haddii aad rabto upgrade la dareemo, waxaan diyaar u nahay inaan kula dhisno

Haddii aad rabto redesign, system cusub, ama nadiifin portfolio-ga jira, waxaan ka bilaabi karnaa audit kooban kadibna waxaan kuu dejin karnaa scope cad iyo next step shaqeynaya.

Qiimeyn cad oo waxa jira ah

Design iyo UX ka premium badan kii hore

Roadmap sax ah oo feature-yada xiga ah